Cimilada ku haboon

27ยฐC

Qorax & Qoyaan (Ku haboon)

Qoyaanka: 55%
Dabaysha: 10 km/h
๐ŸŠ Talo: Liin Macaanta (Sweet Orange) waxay u baahan tahay biyo joogto ah xilliga ubaxa iyo midhaha. biyo la'aantu waxay keentaa in midhuhu qallalaan ama dildillaacaan.
โ„น๏ธ Warbixin: Liin Macaan

Liintu waa geed cimri dheer (25+ sano). Wuxuu bilaabaa dhalmada 3-4 sano kadib beerista.

Bacriminta:
Geedaha liintu waxay aad u jeceshaha Zinc iyo Magnesium.labadaa Yaraantoodu waxay keentaa in caleentu huruud noqoto.
Manjo-goyn (Pruning):
Ka jar laamaha dhintay iyo kuwa is-dhexgalay (Suckers) si qoraxdu u gaarto midhaha hoose.
Wax-soo-saarka

Xisaabi tirada geedaha, fogaanta (Spacing), iyo tan-ka (Tons) sanadkii.

Cudurada

Ka hortagga Citrus Greening, Fruit Fly iyo Leaf Miner.

Jadwalka Quudinta

Barnaamijka NPK iyo Micronutrients ee lagama maarmaanka ah.

๐Ÿงฎ Xisaabiyaha Beerta

Fadlan geli cabbirada beerta iyo nidaamka beerista:

Standard: 5m - 7m
Standard: 5m - 7m
Range: 50kg - 150kg (Geed weyn)
๐Ÿ“Š Natiijooyinka
0 Tirada Geedaha (Trees)
0 Tan (Tons) Sanadkii
Cufnaanta (Density):
Waxaad beeri kartaa 0 geed Hektarkii (Ha).
Waraabka:
Liintu waxay u baahan tahay biyo badan laakiin dhul si fiican u miirma (Well drained). Ha ka dhigin dhoobo fadhiisata.
๐Ÿ“ Naqshadda Beerta (Orchard Layout)
Ciidda Liin
๐Ÿ’Š Jadwalka Nafaqada (Citrus Fertigation)
Marxaladda Nafaqada Muhiimka ah Nooca Bacriminta Qiyaas (Geedkii)
Zinc & Manganese:
Liintu aad bay ugu nugushahay yaraanta Micronutrients-kan. Calaamadda waa caleemaha oo huruud noqda (Mottled yellow).
Nitrogen:
Sii Nitrogen (CAN/Urea) 3 jeer sanadkii (Ka hor ubaxa iyo goosashada kadib).